Warbaahinta ugu Ballaaran GALMUDUG

Madaxa Xukuumada Maamulka Galmudug Oo Mashruuc Muhiim ah Kadhagax dhigay degmada Matabaan

0

Wefdi uu hugaaminayay Madaxa Xu kuumada Maamulka Galmudug Dr Shikh Maxamed Shaarki Cali Xasan Gudoomiyaha Degmada Matabaan Xuseen Salaad ibraahim iyo Wasiir ku Xigeenka Howlaha Good iyo guryeynta ee Maamulka Hirshabeele Ayaa Maanta Si diiran loogu Soo dhoweyay Degmada Matabaan.

Madaxa Xukuumada Maamulka Galmudug Shikh Maxamed Shaarki Cali iyo Wasiir ku Xigeenka Howlaha Good iyo guryeynta ee Maamulka Hirshabeele Ayaa Si Wada jir ah waxa Ay u dhagax dhigeen Labo mashruuc oo kala ah Soolarka Cadceeda Kushaqeeya Iyo suuq ganacsi oo bulshada Kadhexeeya.

Qaar Kamid ah dadka deeganka Ayaa umahad celiyay Masuuliyiinta Mashruucan u dhagax dhigay Oo ka kala Socda Maamulada Hirshabeele iyo Galmudug.

Leave A Reply

Your email address will not be published.