Warbaahinta ugu Ballaaran GALMUDUG
Browsing Category

CAALAMKA

Qof lagu Dilay Degmada Wadajir

Rag hubaysan oo ka tirsan Al Shabaab ayaa maanta barqadii Degmada Wadajir waxa ay ku dileen nin magaciisa lagu sheegay Maxamed Tima Jilic oo la sheegay inuu ahaa tababare ciidanka dowladda. Al Shabaab ayaa sheegtay in Maxamed Tima Jilic…

Qarax lala eegtay Gaari Amisom

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Miino oo Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM Duhurnimadii maanta lagula eegtay duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Qaraxan oo nuuciisa uu ahaa Miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa…