Jawaab Uu wasiiru dowlaha Maaliyadda ka bixiyay su aal Xildhibaanada kuweydiiyeen Afmaay oo duu kadhalisay baraha Bulshada

Kacdoonkan ayaa yimid kadib xildhibaanada baarlamaanka ay dhageysteen aqrinta sharciga hanti dhawrka qaranka, kaasi oo masuuliyiin ka socotay wasaaradda maaliyadda ay golaha ka hor jeediyeen.

Qaar kamida xildhibaanada ayaa wasiirka su aal kuweydiiyay Afmaay wasiirka ayaa xili uu kajawabayay su aalihii xildhibaanada  waxa uu sheegay in uu san fahmin su aasha Lagu Weydiiyay Afmaayga islmarkaana uu san kuhadlin isagu Afmaay

Hadalka wasiirka yaa dood kadhexdhaliyay baraha bulshada