Kulan Ay Yeelan Lahaayeen Baarlamaanka Puntland Oo Baaqday

Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu waday in Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu ka dhaco kal-fadhiga 42aad ee Baarlamaanka Maamulka Puntland balse uu dib u dhacay.

Kal-fadhigaan oo ahaa kan ugu dambeeya ee Baarlamaanka Puntland maadaama dhawaan ay bilaaban doonaan soo xulista Baarlamaanka Puntland ayaa waxa uu u baaqday dhowr sababood.