DE DEG:>Dagaal udhexeeya Ciidamada Maamulka Galmudug iyo Alshabab Oo kaqarxay degaanka dhakaxyaale

Dagaal udheexeeya ciidamada maamulka Galmudug iyo Alshabab ayaa maanta kaqarxay deegaanka Dhakaxyaale oo Qiyaastii dhinaca Koofureed Degmada guricel kaga beegan 50 KM Dagaalka yaa yimid kadib markii dhaqdhaqaayo katirsan Alshabab ay soo gaareen degaanka.

Intaasi kadib Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa weerar kuqaaday shabaabkii degaankia soo gaaray waxaana halkaasi ka qarxay dagaal socday saacado.

Dagaalka ayaa waxaa kadhashay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray labadii dhinac oo dagaalamay.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa awaxa ay sheegayaan in xaalada Hada ay tahay mid degan dhinacyadii dagalamaynay ay san Kafogeyn goo bihii ay kudagaalameen .