Al-shabaab Oo Goob fagaaro ah kutoogtay Sedaxruux

Shalay Gelinkii dambe ayaa Al-Shabaab waxa ay fagaaro ku yaalla deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose dil toogasho ku fuliyeen Saddexda Ruux oo ay ku eedeynayeen inay ka tirsanaayeen Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Saddexda Ruux ayaa laba ka mid ah Al-Shabaab waxa ay sheegeen inay ka tirsanaayeen Ciidamada Dowladda halka kan Saddexaad uu ka mid ahaa Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya.