Weriye Katirsanaa TV-Ga Universal Oo ku geeriyooday Qarixii Muqdisho kadhacay Maanta

Allaha u naxariistee Wariye Cawil Daahir Salaad oo ka mid ahaa Wariyayaasha ka howlgalayay TV-ga Universal ayaa ka mid noqday dadkii maanta ku dhintay qaraxyada ka dhacay magaalada Muqdisho.

TV-ga Universal ayaa xaqiijiyay Geerida Cawil iyo saddex qof oo kale oo ka mid ahaa shaqaalaha TV-ga oo aysan sheegin magacayadooda.

Al-shabab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxyada maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Image may contain: text