Wareegto Ka Soo baxaday xaafiiska Gudoonka Baarlamanka Oo lgu Sheegay in Dib uhabeyn Lagu Sameynayo

Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nuqul kamid ah la soo gaarsiiyay warbaahinta ayaa  Guddoonka Goluhu ku go’aamiyeen in dib-u-habeyn lagu sameeyo Guddiga Maaliyadda, iyada oo Guddiga la faray in Miisaaniyadda 2019 la horkeeno Golaha 30/12/2018 si loogu codeeyo.