Xaalada Deegaanadii Ay ku dagaalamen Maleeshiya Beeleedku Oo Saaka Degan

Deeganadii lagu Dagaalamay Ayaa Saaka degan iyadoo Weli Maleeshiya beledkii dagaalamay Ay isku hor fadhiyan Deeganadii lagu Dagaalamay.

Dagaalkaasi ayaa sababay inta la ogyahay dhimashada 28 ruux  iyo dhaawaca 40 kale.

Gudoomiyaha G/hiiraan iyo odayaasha dhaqanka labada dhinac ayaa wada waan waan colaadaasi lagu daminayo.