Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa warbaahinta uga waramay waxyaabihii uu arkaayay Maadaama uu ka mid ahaa dadkii maanta ka badbaaday Qaraxyadii iyo Weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen xarunta Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda.
NEWS IN ENGLISH
laamaha Amniga Magaalada Jigjiga oo gacanta ku dhigay Nin dil geystay
Socdaal -
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in Xaafada 17aad ee magaalada Jigjiga uu ka dhacay dil loo geystay nin lagu magacaabi jiray Cabdi Ismaaciil.
Goobjoogayaal ayaa waxaa ay...
QORMOOYIN

DHAGEYSO