Dagaal beledyo Ka Soo Cusboonaday Degaano Katirsan G\hiiraan

Dagaal Ayaa Markale ka qarxay Degaanka ilguule Oo heestaga Degmada maxaas ee G\hiiran.

inta la ogyahay dagaalka waxaa ku geeriyooday 10 ruux oo ah dhinacyadii Dagaalamay tiro intaasi Kabadana waa Ku dhaawacmeen Dhawacyadii labada dhinac ayaa loo kala qaaday Magaalooyinka Beledweyne iyo guriceel.

Warar Aan Heleyno Ayaa Sheegaya in Halkaasi Ay gaareen Ciidamo Katirsam Maaamul gobooleedka Galmudug Saraakiisha Hugaamineysa Ciidanka ayaa inoo sheegay in Ay Sugayaan Ciidamo Ka Socda Maamulka Hirsdhabeele Si Ay dadka ukala dhexgalaan.

Dagaalkan Ayaa yimid Kadib Markii labo qof oo xoola dhaqata ah mid kamid ah labada beeled ay dileen