Wasaarada Caafimadka Galmudug Oo Shaciday kiisas Cusub Oo Caronavirus

Wasaaradda Caafimaada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay inay bilaawday baaritaan la xiriira dadka looga shakiyo Cudurka COVID-19 ee deegaannada Galmudug.

Wasiirka Caafimaadka Galmudug ayaa sheegay inay baareen 110 Ruux oo kamid ah dadka Magaalada Cadaado,sial markaana Cudurka laga helay 47 oo kamid ah dadkaasi,kuwaas oo ay geliyeen xaalad karantiil ah.

Waxaa uu hadalkiisa intaasi uu ku daray in dhamaan deegaanada Galmudug uu Cudurka kusii faafayo,sial markaana dowladda Soomaaliya looga baahan yahay inay gurmad soo gaarsiiso.