Madaxweyne Lafdagareen Oo qaabilay Wefdi gaaray Beydhabo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur GalbeedĀ  Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey si hayaha Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Somaliya Xildhibaan Sadiiq Warfaa.

Xubnaha Wafdiga si hayaha Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Somaliya Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo shalay gaaray Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay halkaasi u tageen iimeynta Barnaamijka Baxnaano ee Madaxweyne Farmaajouu daahfuray 18 bishii April ee sannadkan 2020ka.

Barnaamijkaas oo Dowladda Soomaaliya ku taageeeayso dadka danta yar ayaa Wasiirka Shaqada & Arrimaha Bulshada uu sheegay in si isku mid ah ugu socdo dhammaan Dowlad-Gobolleedyada Dalka.