Waare Oo Magacaabis Sameeyay

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Xilkii Ka qaaday Wasiirkii biyaha Iyo Tamarta Hir-Shabeelle Saalax Maxamed Xasan, waxaana xilkaasi Wasaaradda Biyaha Iyo Tamarta loo magacaabay Xildhibaan Shuceyb Cabdikariim.

Sidoo kale Madaxweynaha Hir-Shabeelle ayaa Wasiiru dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hir-Shabeelle u Magacaabay Xildhibaan Yuusuf Axmed Yalaxow.