liiska xubnaha golaha deegaanka degmada Balanbal oo la shaaciyay

Wasaaradda Arimaha Gudaha, Faderaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Galmudug ayaa shaacisay liiska xubnaha Golaha deegaanka Degmada Balanbal