Dagaal udhexeye Alshabaab iyo cidanka dowlada oo ka dhacay deganka tulaxayow

Dagaal u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda Somalia iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay Tuuladda Xaayow oo dhacda Wadada isku xirta Degaanka Ceeldheere iyo Caasimadda Galmudug ee Dhusomarreeb.

Dagaalka ayaa bilaawday kadib markii Goobtan ay howgallo ka bilaabeen saaka Ciidamadda Militariga Somalia, lamana xaqiinin Qasaaraha ka dhashay madaama wali Dagaalku socdo.

Wixii kusoo kordha Warkan kala soco Radio Galgaduud