Dadkii ugu badnaa oo ka barakacay Degmada Guricel

Dadkkii ugu badnaa ayaa mata ka barakacay Degmada Guricel waxaa ay gaareen degaanka Ceelbaraf oo kamid ah degaannada hoostaga degmada Guricel iyo deegano kale.

Ku dhowaaw Dad lagu qiyasay 50 qoys ayaa Guriceel uga barakacay cabsi la xiriirta dagaal dhexmara Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo Ciidamada Ahlusunna oo dhawaan la wareegay Guriceel.

Xalada Degmada Guricel ayaa Manta ah mid degan walow dadku ka Cabsi qabaan in halkaasi lagu dagalamay.