Golaha wadatashiga & Midowga Musharrixiinta oo ka wada hadlay doorashooyinka

Golaha Wadatashiga Qaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay wakiillo ka socda Midowga Musharraxiinta oo uu horkacayay Madaxweynahihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

labada dbinac ayaa ka wada hadleen dardargelinta howlaha doorashooyinka iyagoo ka dhageystay talooyinkooda ku aaddan hufnaanta doorashada.