Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo Shihaado guddoonsiiyay Musharaxiinta Shan kursi

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa goor dhow shahaadada musharaxnimo gudoonsiiyey musharaxiinta u tartamaya 5 kursi oo ah kuraastii ugu dambeeysay ee taalay deegaan doorashada labaad ee Degmada Ceelwaaq.

 

Maanta Guddiga doorashada heer Dowladd Goboleed ee Jubaland ayaa soo gaba gabeeyn doona doorashada kuraasta taala  deegaan doorashada labaad ee Ceelwaaq waxaana goobjoog ah Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan.

 

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland  SEIT ayaa shahaadada musharaxnimo gudoonsiiyey musharaxiinta kale ah.

 

Hop125

 

Cabdirashiid Maxamed Ducaale

 

Maxamed Adan Xasan

 

Hop131

 

Axmed Cismaan Ibraahim ( Daqare)

 

Adan  Gaarane  Cabdullaahi

 

Hop123

 

Faadumo Faarax Aadan

 

Sacdiyo Cabdullaahi Shire

 

Hop122

 

Mursal Maxamed Khaliif

 

Cumar muxmumed Buulle

 

HOP110

 

  1. Maxamed Muxumed Maxameed

 

Khadar Axmed Adan