Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray degmada Dhoobleey

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeeyey.

 

Maamulka Degmada, Odayaal, haween, dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Degmada Dhoobley.