Wariyaal ku xirnaa Hargeisa oo lasii daayay.

Guddoomiyaha Telefishinka MM TV iyo weriye lagu magacaabo Cabdi Jibbaar oo ka tirsan HCTV ayaa laga siidaayey xabsiga Magaaladda Hargeusa oo ku xirnaayeen muddo 3 Bilood ah.

Wariyaashan ayaa la xiray Xilli ay tabinayeen Maxaabiis isku dayay in ay Xabsiga ka baxsadaan iyo iska horimaad dhexmaray Booliiska iyo Maxaabiista.