Ra’iisul Wasaare Xamse oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada7

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa goordhow ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada oo ka kooban 25 Wasiir, kuxigeenadooda iyo Wasiiru dowlayaal.

 

Xubnaha Wasiirada la Magacaabay ayaa waxaa ay isugu jiraan, Wasiiro hore, kuwo cusub iyo kuwo saaxiibo dhow la ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

 

Hoos Ka Akhriso Magacyada Wasiirada, Wasiir kuxigeenada iyo Wasiiru dowlayaasha Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.