RW Xamse Oo Golihiisa Wasiirada Goordhaw Ku Dhawaaqidoona

Waxaa goordhaw si rasmi ah loogu dhawaaqi doonaa Liiska Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Cusub ee RW Xamse Cabdi Barre.

Munaasab si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa hadda socota, waxaana loo yeeray Wasiirada Cusub, iyadoo ay qaby ka yihiin Xubno horay ugu jiray Xukuumaddii hore iyo shaqsiyaad kale oo saameyn ku leh siyaasadda Soomaaliya.