Gobolka Banaadir oo ka qeeyb galay shirka 19 ee wasiirada maaliyada DFS, Doowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadi

Waxaa shalay magaalada Muqdisho ka furmay shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federal Soomaaliya, Maamul Goboleedyada Dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Shirkaan waxaa si ramsi ah u furmay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur,