Waxaa uu Buuq Hareeyay Xilka Qaadista Gudoomiyaha Golaha Degaanka Degmada Caabudwaaq Kadib Markii ay Xilka ka Qaadeen Golaha Degaanka Degmadaasi
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Dowladda Galmudug Mudane Cabdi Maxmed jamac (Cabdiwayel) ayaa digniin kama dambeys ah u diray Xubno katirsan Golaha deegaanka Degmada Cabudwaaq.
Halkaan hoose ka aqriso go,aanka wasiirka