Wasiirka warfaafinta XFS ayaa ka hadlay shirka isku xerka warbaahinta Qaranka iyo kuwa dowlad Goboleedyada kaas oo ka socda Muqdisho.