Maxkamada Ciidamada Qalabsida Oo maanta lasoo horgeeyay Nin loo haysto inuu Katirsanaa kooxda AS.

Maxkamada Ciidamada Qalabsida ayaa maanta lasoo taagay Nin loo haysto inuu Katirsanaa kooxda AS.

Ninkaan Oo kamid ahaa Dhalinyarada Ku shaqaysta Mootada Nuuca looyaqan Tugtuga (Bajaj) Waxaana Gacanta kusoo dhigay Ciidamada Boolis-Militaaro ee Xasilinta Caasimada Loo Xil saaray.

Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada Qalabsida Ayaa sheegay in ninkaan Ilaa Yarantiisii uu la shaqaynayay Kooxda AS.