Wasiirka Wasaarada Arimaha Guddaha Soomaaliya ayaa maanta Hortagay Golaha Aqalka sare isagoona Horgeeyay Sharciyo Muhiim ah oo Quseeya Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya
Wasiirka Arimaha Guddaha Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi Ayaana Golaha Ka Hor Aqriyay Hidise Sharciyeedka Qaxootiga Iyo Megen-gelyo Doonka
Sido kale Wasiirka ayaa Soo bandhigay Ahmiyada ay Leedahay In Talaabo Sharci ah Laga qaado Dadka Dalka Iska soo Galaya Aqoonsi La.aan.