Dagaalka Ayaa Kadhacay Degaan lagu Magacaabo Ceeljiqow Oo Qiyaastii Degmada Guriceel Koofurta uga Beegan una jira 125 km.
Dagaalka Ayaa yimid kadib Markii la isku dagaalay Ceel lacabayay inta la og yahay Dhaawaca Ayaa gaaraya kudhowaad 25 ruux oo ah Dhinacyadii dagaalamay tira kalana waa ku dhinteen.
Waxaa jira Gurmadyo soo kala gaaraya labada dhinac Manajiraan wax war ah oo Ka soo baxay maamulada Galmudug iyo Hirshabeele Oo ku Aadan Dagaalka Halkaasi kasocda .
Xaalada Deeganadii lagu Dagaalamay Ayaa Caawa Degan iyadoo laga Cabsi Qabo in Dagaal kale uu Halkaasi ka Qarxo.
Nalasoco wixii Soo kordha