Qarax Qasaare Gesytay Oo kadhacay Muqdisho

Qaraxaan jugtiisa ayaa Goordhow waxaa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolkan Banaadir.

Waxaa sidoo kale qaraxa kadib la maqlay rasaas farabadan iyo Uuro circa isku-shareertay,weli sirasmi ah looma halka uu qaraxa ka dhacay.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay Tiyaatarka Qaranka.