Nabadoon Jaamac Ownuur Bilaay Oo kamid ah beelaha Ka soo jeeda G/Hiraan ayaa kaja waabay hadal kasoo yeerey Gudoomiyihii Degmada Maxaas Maxamad Cabdi Cawaale Oo Ahaa in beeleaha kudagaalamay Degaano katirsan Degmada Maxaas qaar ay soo diraac raaceen kuwa kalane loo soo diraacraacay sida uu hadalka udhigay.
Nabadoonka waxa uu hadalkaasi ku tilaamay waxba kama jiraan isagoona sheegay in ay san jirin cid soo diraac raacaday labada Beeloodna ay deegaanada wada degaan .
Dhinaca kale nabadoonka ayaa sheegay in beeshiisa uu dulmay gudoomiyaha degmada maxaas.
Eedeyn taasi loo jeediyay gudoomiyaha degmada maxaas weli wax jawaab ah kama uu san bixin
Hoos kadhegeyso codka NabadoonkaÂ