Madaxa Xukuumada Maamulka Galmudug Mudane Shiikh Maxamad Shaakir Cali Xasan ayaa shir gudoomiyay kulanka Golaha Xukuumada ee Maanta.
Waxaana looga hadlay Xaalada Siyaasada wadanka iyo dhacdooyinkii u danbeeyay Madaxa xukuumada Galmudug Ayaa u sharaxay golaha sida ay Maamulka Galmuudg ula jaanqaadayso howlaha socda dhinaca amaankana.
Waxaa sidoo kale la soo hadal qaaday dagaaladii kadhacay Deegaano katirsan G/galgaduud iyo sidii Maamulka Galmudug Dagaaladiisi uga hortegi lahayeen.
Wasiirka bey,ada dhirta iyo daaqa Maamulka Galmudug Maxamad Xuseen Maxamad Ayaa Warbaahinta U faah faahiyay Kolankii maaanta Ee Golaha Wasiirada Maaulka Galmudg iyo waxyaabihii looga hadlay.
Hoos kadhegeyso codka wasiir Maxamad Xuseen Maxamad