Golaha Cusub ee Wakiilada Dowlad goboleedka Puntland Oo la Ansixiyay

Golaha Cusub ee Wakiilada Dowlad goboleedka Puntland ayaa Maanta waxa ay yeesheen kulankoodii ugu horeeyay,waxaana ay cod Aqlabiyad ah ku ansixiyeen 7 Xubnood oo ah guddiga joogtada ee Golaha wakiilada,kuwaas oo gobolada kala duwan ee Puntland laga soo kala xulay.

Xubnaha Baarlamaanka Puntland ay Maanta anisixyeen ee Guddiga joogtada ayaa waxa ay kala yihiin,isla markaana kasoo kala galeen 9 Gobol ee Dowlad Goboleedka Puntland,kuwaas oo kala ah.

Xildhibaan Axmed Jaamac Caddulle

Xildhibaan Cawil Xasan daad.

Gobollada Bari, Karkaar iyo Gardafuu:

Xildhibaan Muuse siciid Xasan

Xildhibaan Cabdicasiis siciid Maxamed

Gobolka Sanaag:

Xildhibaan Cali Axmed Saalax

Gobolka Sool iyo Cayn:

Xildhibaan Cabdiraxmaan Diiriye Carab

Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe oo ah Gabadha kaliya ee ku jirta Baarlamaanka Puntland.