Laba sano oo Madaxweyne Farmaajo ay u buuxsantay, kadib waxaan eegaynaa balan qaadyadii dhanka ammaanka ku saabsanaa ee Madaxweynaha uu balan qaaday xilligii ololaha doorashada, isaga oo khudbad ka hor jeedinaayay Baarlamaanka Somaliya, xilligaasi oo uu ahaa Musharax Madaxweyne.
Lixdii February ayuu Farmaajo oo Musharax ah Khudbadii uu ka hor jeediyay Golaha Shacabka wuxuu ku balan qaaday inaysan jiri doonin wadooyin dambe oo shacabka laga xirto, isaga oo sheegay haddii uu ku fashilmo suggida ammaanka Muqdisho inuu dhex fariisan doono oo uu gadaal ka raaci doono gaadiidka AMISOM.
Hoos kadhegeyso warbixin dhinacya badan taabaneysa
Waxana Soo jeedinaya Weriyeheena Maxamed Axmed SocdaalÂ