Madaxweynaha Somaaliya Oo lagu Soo dhoweeyay Dooxa

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray magaalada Dooxa, wuxuuna berri wada hadallo la yeelanayaa Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani.

Sidookale Madaxweyne Farmaajo ayaa lafilayaa in uu lakulmo  Jaaliyada Somaaliyed Ee Dalka Dopax.