Xisbi Siyaasadeed Ee Dalka Oo Walaac Kamuujiyay Xaalada Amniga Ee Dalka Iyo Cabashada Ciidanka

Afar Xisbi Siyaasadeed oo kamid ah Xisbiyada dalka ka jira ayaa kulan deg deg ah  ku yeeshay Magaalada Muqdisho,iyagoona uga hadlay xaalada amnig ee dalka haatan ka jirta iyo gadoodkii ciidamada dowladda ay sameeyeen.

Afartaan Xisbi ayaa kala ah UPD, Wadajir, Ilays iyo Himilo Qaran, waxaana ay soo saareen  Warmurtiyeedka ka kooban 2 page oo ay uga hadleen qaraxyadii iyo dilakii qorsheysnaa ee ugu dambeeyey ee ka dhacay Magaalada Muqdisho,iyaga oo arrintaas ku eedeeyay dowladda Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso War-murtiyeedka.ka soobaxay xisbiyada dalka