Dab Xoogan Ayaa waxa uu ka kacay Kaalin Shidaal Oo Ay lee dahay Shirkada beder guriceel dhamaan Waxaa Gubtay Maqaayadii Shirkada
Dadaal dheer kadib Bulshada ayaa ku guuleystay in uu San dabi ku sii faafin gooba kale Oo Ganacsi
Dabka ayaa waxaa kadhashay Qasaaro hantiyeed walow ay jiraan dad dhaawac ka Soo Gaaray