Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta khudbad u jeedin doono xildhibaanada Golaha Shacabka.
Khudbad jeedintaan ayaa timid ka dib markii inta badan aysan soo xaadirin kulankii Xildhibaanadda ee maalmihii ugu dambeeyay.
Ajandaha kulanka maanta ayaa sidoo kale ah in warbixin laga dhageysto Guddiga dib u eegista dastuurka.
Waxaa uu sidoo kale muran badan ka taagan yahay Awoodda baarlamaanka Soomaaliya uu u leeyahay la xisaabtanka Xukuumadda.
Ajanddaha kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka taagan buuq badan.