Sargaal Katirsan Ciidamada Boliiska Koofur galbeed Oo lagu dilay G/baay

Kooxihii ka dambeeyay dilkaan ka dhacay Buurhakaba ayaa durbo goobta ka baxsaday,iyagoona horey usii qaatay qorigii uu watay Sarkaalka.

Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Degmada Buurhakaba ayaa gaaray goobta uu falka ka dhacay,waxaana halkaasi ay ka qaadeen Meydka Marxuumka,isla markaana goobta ka sameeyay howlgalo lagu baadi goobayo ragii fuliyay falkaasi.

War ay barahooda ku qoreen Al-shabaab ayaa waxa ay ku sheegteen Mas’uuliyadda weerarkii xalay lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee ka dhacay Buurhakaba.