Qaban qaabada soo dhoweynta Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hadda ka socota garoonka kubbadda cagta Dr. Ayuub ee magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed.
Kheyre ayaa lagu waddaa in Garoonka uu kula hadlo dadweynaha, islamarkaana uu sharaxo U jeedda Safarkiisa iyo qorshaha dowladda ee horumarinta degaanada maamulka Koonfur Galbeed.