Ciidamada Dowlada Oo lawareegay gacan ku heyd Amaanka Degamada Guricel

Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan guutada qeybta 21aad ayaa saakay Waaberigii hore hore waxaa ay la wareegeen degmada Guriceel ee Gobolkani Galgaduud,halkaas oo ay ku sugnaayeen Ciidamo taabacsan Ahlusunna Wal-Jamaaca.

Ciidamada Dowlada ayaa sinab doon ula wareegay amaanka Degmada iya oo Ay san wax qalalaasa ah kadhicin.

Waxaana isteeshinka gebi ahaanba isaga baxay xalay ciidamadii ahalusuna Waljamaaca in kastoo wararka sheegayaan in ciidamadii Ahalusuna ay jogaan meel Aan ka fogeyn Magaalada Xalada guud ee degmada guricey ayaa ah saaka ah mid degan.