Qoraal kasoo baxay hoggaanka Sare ee Ahlusunna Waljameeca ayaa waxaa lagu shaaciyay liiska Xildhibaanada Cusub ee laga siiyay Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug.
Qoraalkan oo kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa lagu bandhigay 20-ka xubnood ee laga siiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug.
