Maamulka Puntland oo ka hadlay Dagaal ka dhacay Degaanka Hadaaftimo.

Warsaxafadeed kasoo baxay Taliska CiidamaddaMaamulka Puntland ayaa waxa ay uga hadleen Dagaal ka dhacay Degaanka Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag kaa oo u dhaxeeyay Ciidamadda Puntland iyo kuwa Somaliland.

Dhanka Somaliland wali kama soo bixin faahin ku saansan khasaaraha uu dagaalku geystay

Halkan hoose ka akhriso Warsixafadeedka Maamulka Puntland.