Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga Istaatistikada Qaranka

Madaxweynaha JFS mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa saxiixay sharcigga Istaatistikada Qaranka oo ay hore u meelmariyeen Labbadda Aqal ee Barlamaanka Soomaliya.

Ka akhriso halkan Sharciga la saxiixay.