Taliska cusub ee Booliiska Caabudwaaq oo xilalkooda la wareegay

Taliyaha iyo taliye ku xigeenka Cusub ee Booliska Saldhiga Degmada Caabudwaaq losoo magacaabay ayaa maanta si rasmi ah ula waregsy xilalalka.