(SAWIRO): Hugaamiyaasha Somaliland oo heshiis ka gaaray arinta Doorashiyinka

(SAWIRO): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Gudoomiyaasha Xisbiyadda Mucaaradka Wadani iyo Ucid ayaa heshiis ku aadan Doorashooyinka ku kala saxiixday Magaaladda Hargeysa.

Masuuliyiintaan ayaa ku heshiiyay in Doorashooyinka Barlamaanka iyo Degaankaba ay qabtaan Gudigii hore, waxa lagu soo daraa Guddiga 3 Xubnood oo Beesha Caalamka ka socda.