Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliya oo kenya ka dalbatay in Somaliya ay faragalinta ka joojiso

War qoraal ah oo ay soo saartay Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliya ayaa loogu baaqay Dowladda Kenya in ay joojiso Faragalinta ay Somaliy ku heyso, Waxayna Wasaaraddu si gaar u sheegtay in Kenya ay ka dalbaneyso joojinta faragalin ay kawado Xuduuda ay Somaliya la wadaagto.

Halkan hoose ka akhriso War-saxafadeedka oo dhameystiran.