Dagaal u dhaxeeya Ciidadda Dowladda iyo kuwa Ahlusunna ayaa ka bilaawday Xarunta inji ee Caasimadda Galmudug, waxa uu daba socdaa Dagaalkani is rasaaseyn qasaare sababtay oo xalay labadda dhinac ku dhexmartay isla goobtani.
Dadka ku dhow goobta Dagaalku ka socda ayaa saaka iyo xalay isaga barakacay halkaasi.
Bilaabashadda Dagaalka ayaa labada dhinac midba kan kale ku eedeeyay in iyagu weerarka lahaayeen.
Wixii kusoo kordha warkani kala soco Radio Galgaduud.