Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa Madaxtooyadda Galmudug ee Dhusomareeb kula kulmay Gudoomiyaha Ahlusunna Macallin Maxamuud Shiikh Xassan.
Madaxweyne Qoorqor ayaa soo dhoweeyay Tanaasulka dhanka Siyaasadda ee ay sameeyeen Hugaanka Ahlusunna kadib Dagaal culus oo Dad badani ku dhintern kuwa kalana ku dhaawacmeen oo Ciidanka Ahlusunna iyo Kuwa Dowladda ku dhexmaray Caasimadda Galmudug ee Dhusomareeb.
