Masuuliyiinta Ahlusunna oo la kulmay Madaxweyne Qoorqoor

Dhamaan Masuliyiintii hugaanka Ahlusunna ayaa Xarunta Madaxtooyadda Galmudug ee Dhusomareeb kula kulmay Madaxaweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor).

Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Shiikh Cabdirisaaq Al-ashcari iyo Masuuliyiin kale ayaa kullankan qeyb ka ahaa.

Sidoo kale Gudoomiyaha Ahlusunna Macallin Maxamuud Shiikh Xasan ayaa xalay la kulmay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaarye, waxaan dhamaan kulamaddan ka danbeeyeen wadahadal labadda dhinac dhexmaray taa oo lagu soo afjarayay Dagaal qasaaro sababay kaa oo ka dhacay Dhusomareeb.